Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida oo loogu baaqay in shaqada ka tago iyo hal arin oo sabab u ah

Musharaxiinta shirka ugu soo dhamaaday magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir in iska casilo agaasimaha hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya. War Murtiyeedka kasoo baxay shirka Musharaxiinta ugu soo gabo gaboobay Hotelka Jaziira ayey ku sheegeen in Fahad Yaasiin uu noqday madaxa ololaha dib u doorashada Madaxweyne Farmaajo, waxa ayna ugu … Continue reading Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida oo loogu baaqay in shaqada ka tago iyo hal arin oo sabab u ah